MAR I DAGE ALLA HA DAGO LABA GOOR I DAGENA ANIGA ISU DAGAY. qalinki(Suldaan-Maxamed Suldaan Cabdi) Denmark Scww rabadan karim, bisha barakaysan ...
Burco iyo Baraarujinta Beelaha Gabooye ee ururka Vosomwo! Kulan lagaga hadlayey sidii dadka la heybsoocaa uga qeybqaadan lahaayeeen talada iyo siyaasada ...
Baaq ku socda Muuse Dhariyo By: Boqor Xaaji Muuse Cabdi Mirre San diego-14-July-2010(Dulmane.com) Gartaada Waxaa lagu akhristaa Geed hoostiisa intaanad goolaha Tagin! MAAHMAAHDA ...
Inta Maanku Gaajeysan Yahay Guuli Waa Wali! Bulsha weynta beelaha laheyb_sooce ee somaliyeed ayaa meelkasta oo daafaha dunida ay ka joogaan ...
http://www.radiohadhwanaag .net/audio/Barkhadgabooye10.mp3 Radio Hadhwanaag Oo Wareysi Aad U Xiiso Badan La Yeelatey Wakiilka Qurba Joogta Beelaha Gabooye Ee Yurub & W/America Ahna ...
Muuse Dhariyo, Cidina uma Maqna Ceelna Uma Qodna! Marka hore waxaan salaamayaa shacbi weynaha muuse dhariyo meelkasta oo ay joogaan waxaanan leeyahay ...
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO URURKA WADANIGA AH EE VOSOMWO IYO SHAQAALAHIISA OO UU UGU HOREEYO GUD. NIMCO IID SALAAN WAXAY HAMBALY U ...
MAAMULKA IYO BAHDA(GABOOYENEWS)WAXEY HAMBALYO U DIREYSA AQOONYAHANKEENA GABOOYE EE KA QALIIN JABIYEY JAAMACADA HARGEYSA Toranto-23-July-2010(Gabooyenews.com) ASC, marka ugu horeysa waxaanu salaameynaa ...
ARDAYDA JALIIYDA SOMALIYA EE DALKA KUWAIT OO XAFLAAD LO DHIIGAY DHALIYRADA NAJAXDEY SANADKAAN 2010 OO 5 DHALINYARO OO GABOOYA AH KU ...
Foolatee Maxaa Lafilayaa? Waxaan maanta waxyar rabaa inaan ka xasuusiyo bulsha weynta beelaha laheyb_sooco dareenka xisbiga kulmiye iyo ahmiyada weyn ee ...
Hogaanka dhaqanka beelaha gabooye, culimada, aqoonyahanada, safiirkooda, oo shir aad u balladhan ku yeeshay hotel dalxiis ee magaalada hargeysa! Waxaa dhawaan ...
Hambalyo Ku Socota Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo. Anagoo ah muwaadiniinta reer s/land ee gabooye ee ku nool magaalada kuwait waxaanu salaan ...


|